Bankiga IBS oo Muqdisho kusoo Bandhigey adeeg Cusub (Daawo Sawirada)

Munaasabad lagu soo bandhigayey Adeeg Cusub  oo uu soo Kordhiyey Bankiga Caalamiga ah ee IBS (Intenational Bank  Somalia kaasoo loogu Magacdarey IBS Online Bank  ayaa lagu qabtay Muqdisho, waxaana Munaasabadaas ka qayb galey Masuuliyiin , Ganacsato, Shirkadaha Ganacsiga, Ganacsatada yaryar iyo Marti Sharaf kale Munaasabada oo ka dhacdey Xarunta Bankiga ee Degmada Xamar Weyne ayaa waxaa … Continue reading Bankiga IBS oo Muqdisho kusoo Bandhigey adeeg Cusub (Daawo Sawirada)